Shir Wadatashi ah oo u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo furmay (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta shir gudoomiyay kulan wada tashi ah oo u dhexeeya Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka XFS iyo Wasaaradaha Caddaaladda Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka. Shirka oo u jeedadiisu ahayd dib u bilaabidda xiriirka wada shaqyan ee u dhexyeeyay Wasaaradda Caddaladda iyo Arrimaha Dastuurka … Continue reading Shir Wadatashi ah oo u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo furmay (Sawirro)